You are currently viewing  Sidee u noqon kartaa ethical hacker ama cyber security ?

 Sidee u noqon kartaa ethical hacker ama cyber security ?

 Sidee u noqon kartaa ethical hacker ama cyber security ?

Qormadan waxan uga jawaabi doonaa su aasha ah sidee u noqon karaa ethical hacker ama cyber security. Cilmiga ama takhasuska syber security-ga ayaynu ku gorfayan doonaa inshalh.

Ethical hacker

 Sidee u noqon kartaa ethical hacker ama cyber security ?



Ethical hacker waa qof ka yaqaana sida loo hack gareeyo computer network si uu u tijaabiyo in computer natwork leeyahay dooloolo dhanka security ga ah mana ah qofka ethical hackerku, hadii uu helo security hole ama dalool uu leeyahay computer network gu, uma isticaalo si khadan balse waxa uu la socod siiyaa company-ga leh network gaa .

Noocyada ay u kala baxaan hackers ku

  1. White hat   —- hacker ka akhlaaqda leh
  2. Black hat  —–  hacker ka tuuga ah
  3. Grey hat    ——  waa qofka u dhaca network idan la aan balse la socodsiiya        shirkada leh
  4. Script kiddie —–  waa qofka aan cilmi badan lahayn balse isticmaala tools hore loo sameeyey
  5. Hacktivist   ——–   waa qofka sameeyey hacking mabda uu aaminsanyahay
  6. State sponsored hacker  —-  waa hackers ka u shaqeeya wadamada

Markaa hadii aad doonayso inaad noqoto ethical hacker, waa inaad la timaada dadaalkeeda balse ma jirto si sahala inaad ku noqoto. Balse waxay dadku isku khaldan script kiddie / ethical hacker

Waa sahal in aad noqoto script kiddie, keliya waxa aad u baahantahay in aad haysatom laptop oo aad ku shubto kali linux, ka dib Armitage ayaad isticmaali kartaa oo aad expoit ka jiroo dhan ka heli kartid, balse hadii aanad aqoonin wax aad samaynayso waxa aad wakhti badan iskaga luminaysaa exploit loogu talo galay windows in aad ku taydo linux . aduunka waxaa qasaaya ee aad maqlaysaa waa script kiddie aan cilimi badan lahayn, kuna danbeeya xabsiyada

Aqoonta looga baahanyhay qofka ethical hackerka ah

Hadii aad doonayso in aad IT srcurity field ku shaqayso sideedaba wax lagaaga baahanyahay inaad cilmi badan u leedahay

. Networking (CompTIA network+, CCNA )

.Programing ( c++ ,python, java, javascript, iyo php)

. Database (Oracle , SQL , MYSQL , MSSQL)

. Operting system ( Linux and Windows )(linux Ubuntu iyo red hat windows kana modern desktop admistrator {MD-100 iyo MD-101} windows server 2016 ama 2019

Hadii aad hubto in aad aqoon fiican u leedahay cilmigan kor ku xusan markaa waxa aad bilaabi kartaa barashada scyber sucerity (Hacking ka)

Marka aad aqnoon u leedahay asaaska it ga waxaad baran kartaa sida hacking loogu sameeyo coputer network adiga oo raadinaaya meesha uu ka jilicsanyahay

Ha jebin sharciga

Waa muhiin in aad ogaataa in aadan  sharciga jebin , oodan samayn black hat hacking . hacking waad ku samayn kartaa coputer network hadii aad haysato  ogalaansho cida leh networkgaa . balse hadii aanad ogaalsho ka haysan cida iska leh ma samayn kartid hacking adiga oo u hogaansanayaaya sharciga .

Baro UNIX/LINUX

Operating systemka lagu sameeyo hackingka waxa ay ku dhisan yihiin Linux kernel , isdaa darted waa muhiim in aad horey u soo bartay linux operating system sida Ubuntu , red hat.mana ah inad expert ku tahay Linux Distrobution kastaa , oo markii ad samaynaysid hackingka , badana waxaa la istcmaala KALI LINUX ama pattor security OS

Linux Distrobutions ka loo isticmaalo hacking waxaa ka mida

. kali linux

. Pattor securirty os

. Back Box

. Black Arch linux

. Fedora security spin

. Caine

Thank you so much your reading

Hadii aad ka heshay na dhiirigeli soona gudbi waxa aad jecshay in aan ka hadlo inshalah

 halkan ka akhriso kuwa dheerada https://qunbe.com/enhance-your-gaming-skills-with-free-online-games/

  https://www.techtarget.com/